War-saxaafadeed Ururka Al-shabaab oo shaqadii ka joojiyey Hay,adda ICRC
(January 30, 2012)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa waxaa uu maanta ka mamnuucay Gobollada uu ka taliyo Hay,adda ICRC oo ah Hay,adda ka shaqaysa dhinac gargaarka ,War saxaafadeedka oo ka soo baxay xafiiska kor meera arr
Magaalada Qardh ee xarunta Gobolka Karkaar ooo lagu qabtay Bandhiga Cilmi Baaris (Sawiro)
(January 30, 2012)
Qardho:-Bandhigaan cilmi baarista ah ayaa si rasmi ah caawa (30-01-2012) Munaasibad lagu furayey lagu qabtay Jaamacadda Bariga Soomaaliya ee Qardho, kaas oo ay iska kaashnayaan Qaar ka mid ah Qurba jo
Xaflad lagu maamuusayey Doorashada Nabadoonka C/llaahi Bille Saciid oo ka dhacday Kismaayo
(January 30, 2012)
Kismaayo:-Xaflad aad u ballaaran oo ay isugu yimaadeen Nabadoonada deegaanada Jubbooyinka, waxgaradka, Cuqaasha deegaanka, Maamulka Walaayada Kismaayo ayaa ka dhacday Hotel Kismaayo oo ku yaal bartama
Ciidamo Itoobiyaan ah oo wata gaadiid dagaal oo saaka ka soo gudbay degmada Doolow
(January 30, 2012)
Doolow:-Ciidamo itoobiyaan ah oo ku hubeysan Taangiyaal iyo Madaafiic ayaa saaka ka soo gudbay degmada Doolow ee ku taal xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo dalka Itoobiya , Ciidamadaan Itoobi yaanka ah a
Alshabaab intii la is watey maxaa wax loogu sheegi waayey?. Qeybta 1aad
(January 30, 2012)
Qoraalkaan waxaa laga diray xarunta maamulka Jamaacada Ictisaam ee magaalada Muqdisho habeen sabti ah oo saacaddu ahayd 10:30 PM, taariikhduna ahayd 04 March 2006, taariikhdaas oo ahayd 13 beri ka dib
Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dowlada Ingiriiska Andew Mitchell oo soo gaaray Garoowe
(January 30, 2012)
Garoowe:-Wasiirka horumarinta caalamiga ah ee dowlada Ingriiska Andew Mitchell ayaa isaga iyo wafdi la socda ay saaka soo gaareen magaalada Garoowe ee caasimada Dowllada Puntlland, Wasiirka ayaa waxa
Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo Rome kulan kula qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed, booqashana ku tegey Xafiisyada Safaarada
(January 30, 2012)
Rome:-Ra'iisul Wasaaraha DFKM Dr Abdiweli Mohamed Ali Gaas oo booqasho rasmi ah ku jooga Rome, ka dib markii uu casuumaad rasmi ah ka helay Ra'iisul Wasaaraha Talyaaniga ayaa booqday Xafiisyada Safaar