Al-Shabaab oo sheegatay weerarkii lagu qaaday Cabdi Xassan Cawaale Qaybdiid
(January 31, 2012)
Gaalkacyo:-Afhayeenka dhinac howl galka Ururka Al-shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu-Muscab ayaa ka hadlay weerarkii lagu qaaday Taliyihii hore ee ciidanka Booliska DFKM Col.Cabdi Xassan Cawaale Qayb di
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Gaas oo la kulmay Wasiirka Difaaca Talyaaniga
(January 31, 2012)
Roma:-Ra'iisul Wasaaraha DFKM Dr Abdiweli Mohamed Ali iyo wafdi uu hoggaaminayo oo beryahan booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ka dib casuumaad rasmi ah oo uu ka helay Ra'iisul Wasaaraha Taly
Cabdi Xassan Cawaale “Qaybdiid oo ka badbaaday isku day lagu khaarajin lahaa
(January 31, 2012)
Gaalkacyo:-Waxaa maanta qarax is miidaamin ah lagu weeraray guri uu ka deganaa dhinac Koon fureed ee magaalada Gaalakacyo ee xarunta Gobolka Mudug Gen Cabdi cawaale Qaybdiid oo ahaan jiray Taliyihii c
Ma gar bay idin la tahay? 1aad W/Q Murriyo Cali Max’ud
(January 31, 2012)
Alle baa Mahad oo dhan iska leh Ugu horrayn waxaan idiin sheegayaa waxaan ahay qof soomaaliyeed oo ku nool gobolka bari, waxaan aalaaba akhriyaa qoraal lada la soo galiyo mareegaha ku abtirsada baraar
Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga(Masawiro)
(January 31, 2012)
Roma:-Ra'iisul Wasaaraha DFKM Dr Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga ayaa kulan dheer la qaatay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Talyaaniga H.E. Giulio Terzi. Kulankan ayey