Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed C/laahi oo dil ka badbaaday

January 18, 2012 - Written by

Muqdisho:-Afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Cariig ayaa maanta ka badbaaday qarax miino oo loo dhigay gaarigiisa isaga oo maraya degmada C/casiis ee gobolka Banaadir

Afhayeenk maamulka Gobolka Banaadir Maxamed C/laahi Cariig ayaa saxaafada u sheegay in uu  ka badbaaday isku day dil ka dib markii qarax lala eegtay gaarigii uu watay  kaasi oo uu gebi ahaanba uu bur buray.

Maxamed C/laahi Cariig Afhayeenk maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay in qarxa ka dib howlgalo ay sameeyeen ciidamada DFKM ay soo qabteen dhowr qof kuwaas oo su,aalo la weydiinayo waxaana uuna beeniyey in wax khasaaro ah uu soo gaaray dad kale.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online