Agaasimihii idaacadda Shabeelle Xasan Cismaan Cabdi (Fantastik) oo caawa Muqdisho lagu dilay

January 28, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa caawa lagu dilay  magaalada Muqdisho agaasimihii idaacadda Shabeelle Xasan Cismaan Cabdi (Fantastik) oo ahaa wariye si weyn looga yaqaan magaalada Muqdisho kana soo shaqeeyey meelo kala duwan Xasan Cismaan ayaa la dilay xili uu ku sugnaa meel aan ka fogeyn gurigiisa ku yaalla degmada Wadajir ee gobalka Banaadir.

Idaacada Shabeele ayaa waxay ka mid tahay idaacadaha madaxa banaan ee ka howl gala magaalada Muqdisho Meydka Agaasi mihii idaacadda Shabeelle Xasan Cismaan Cabdi (Fantastik) isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online