Ardayda Jaamacadda Bariga Soomaaliya ee Qardho oo u fariistay Imtixaankii Semesterka 3aad (Sawiro)

January 22, 2012 - Written by
Qardho:-Ardaydii ugu horeysa ayaa caawa 21-January-2012 si rasmi ah ugu fariistay Imitixaanka Semesterka 3aad ee Jaamacadda Bariga Soomaaliya Qardho, kuwaas oo ka kooban kuliyaddaha kala duwan ee Jaamadda. Ardayaan ayaa waxa ay ka kala koobnaayeen kuliyaddaha kala duwan ee Jaamacadda Bariga Soomaaliya, kuwaas oo Todobaad yadii ugu dambeeyay ku jiray diyaar garow xoog leh. Waxaa sidoo kale Jaamacadda Booqsho ku tagay Masuulyiin sare oo ka tirsan Maamulka Puntland kuwaas oo ka kale tirsan golayaasha dowladda.Cali Maxamed Cali “Cali Hurre” Maamulaha Jaamacadda ayaa isag waxa uu ugu horeyn mahadcelin u jeediyey Masuulyiinta Booqshadda ku yimi Jaamacadda, isaga oo sidoo kale sheegay in ay u tahay guul iyo dhiiro gelin sida ay mar walba dadka degaanka ugu howlan yihiin in ay ku dhiiro geliyaan xoojinta waxbarshadda.Xildhibaan C/qaadir Siciid Carshe “Dhaqaaje” oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Puntland ayaa ka mid ahaa masuulyiintii booqshadda ku tegtay Jaamacadda isaga oo ardayda u jeediyey dardaaran ku aadan in ay xoojiyaan waxbarshadooda.“ Runtii Jaamacadda Bariga Soomaaliya, waxa ay buuxisay kaalin weyn oo xagga waxbarshadda Dalka ah, waayo Qardho waxa ay aheyd meelaha ugu horeya wax barshadda Soomaaliyeed,maantay Jaamacadana waxaa rajeyneynaa in ay noqto mid guul gaarta.” Ayuu yiri Xildhibaan Dhaqaaje. Sidoo kale Masuulyiinta Booqshadda ku tagtay Jaamacadda ayaa waxaa ka mid ahaa Guddoomiyaha Waxbarshadda Gobolka Karkaar Ustaad Bashiir Axmed Gaalo’eri  iyo Guddoomiyaha Waxbarshadda Degmadda Qardho Siciid Maxamed Faahiye, kuwaas oo dhammaan tood muujiyey sidda ay ugu faraxsan yihiin In jaamacadda Bariga Soomaaliya ay arday wax ka bartay Semesterkii 3aad ay u fariistaan imitixaankiisa.Liibaan Cabdulahi Denni oo ka tirsan Aqoonyahanadda u dhashay Qardho ee wadda shaqeynta la leh Jaamacadda ayaa ka mid ahaan Masuulyiintii Booqshadda ku timi, isaga oo muujiyey sida uu ugu faraxsan yahay in Jaamacadda ay gaarto meel guul leh.“Sanadka dambe waxaa rajeyneynaa in Jaamacadda ay noqto mid halka ay maantay mareyso ka sareysa,waayo bilowgii Jaamacadda ayaa ahaa mid ku socday welina ku socda si wanaagsan, waxaana mar walba ka codsanaa Jaaliyadaha u dhashay Qardho in ay muujiyaan taageero dhab ah oo ay la garab istaagaan Jaamacadda Bariga Soomaaliya.” Ayuu yiri Liibaan Cabdulahi Denni. Imitixaanka ayaa la filayaa in uu socon doono ilaa iyo dhowrka cisho ee soo socda, waxaa uuna ku soo beegmaya xilli Jaamacadda ay u guurtay dhisme cusub oo ku yaal Xaafadda Kampo, kaas oo ardayda ka caawiyey in helaan adeegyo badan oo aysan horey u heli jirin.Xafiiska Warfaafinta Jaamcadda Bariga Soomaaliya
info@eastsomaliauniversity.com
www.eastsomaliauniversity.com

2 Comments so far

Leave a comment

  1. Asallaamu Calaykum

    Waa wax lagu farxo qaabka wax u socdaan waana horumar ay gartay degmada iyo inta jecl horumarka bulshada waxaan si gaar ah ugu mahad celin maamulka jamaacada gudaha iyo debeda dhamaan waxaan oran karaa waxa aad sameyseen waa wax aad u hormarsateen akhiradiina waxaana garan karaa dhibka iyo howsha uu hayo qofka maanta isu soo taaga adeega bulshada xili lagu jiro bur bur iyo kala danbeyn la,aan waxaan ale idiinka baryin in uu sabar idinku risaaqo anagana naga yeelo kuwo idin adeeca idiina abaal guda mustaqbalka dhow.

  2. a.w.w
    mansha’alah walaalha kuhawlan jaamacadan way dadaalen kheeyr alaah hasiiyo sida shikh cai maxamed cali iyo raga kale. runtii wax barashada noocyadeeda kaduwadani waa waxa keliya ee manta soomali kaga bixikarto jahliga iyo aqoonla’aanta magalada qardho ayaa wayleedahay taarikh dheer oo dhanka wax barashada ah waxaan rajaynayna in ay noqoto jamcadii soomali oo dhana qoon unoqonlahayd baaraklaah fiikul yaa ahlal qaradu. dadaala

Leave a comment

Isniin

Wararkii ugu dambeeyey - Updated: 12:00GMT

Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.

Talada

Arbaca

Khamiis

Jimce

Sabti

Axad

Archives
January 2012
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
For Immediate Release:Ambush in Haluqa.    June 27, 2012
Somali Links
Fatwa Online