Ciidanka AMISOM oo Madaafiic ku garaacay deegaanka Siinka dheer ee duleedka Muqdisho

January 21, 2012 - Written by

Muqdisho:-Wararka naga soo gaarayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamada AMISOM ay madaafiic ku garaaceen  deegaanka Siinka dheer ee duleedka Muqdisho, mid ka mid ah madaafiicda ayaa waxaa uu ku dhacay gaari kuwa raaxada ah waxaana gubtay gaari kaas oo ay cidna saarneyn.

Duqeynta ayaa waxaa ka danbeysay ka dib markii ay hoobiyaal ku weerareen ciidamada Al-shabaab ciidamada AMISOM  ee shalay qabsaday deegaanka Jaamacada ,dadweynaha u kala goosha magaalada Muqdisho iyo afgooye ayaa waxaa soo wajahday cabsi ay ka qabaan in Madaafiicda iyo dagaalada u dhexeeya Al-Shabaab ,ciidanka DFKM iyo AMISOM ay la kulmaan.

Deegaannada loo barakacay ee duleedka Muqdisho ayaa waxaa gacanta ku haysa Ururka  Al-shabaab waxaana ka socda dhaqdhaqaaq ciidan iyo diyaargarow kuwaas oo u diyaargaroobaya in ay dagaal dheer la galaan ciidamada DFKM iyo AMISOM.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online