Cabdi Xassan Cawaale “Qaybdiid oo ka badbaaday isku day lagu khaarajin lahaa

January 31, 2012 - Written by

Gaalkacyo:-Waxaa maanta qarax is miidaamin ah lagu weeraray guri uu ka deganaa dhinac Koon fureed ee magaalada Gaalakacyo ee xarunta Gobolka Mudug Gen Cabdi cawaale Qaybdiid oo ahaan jiray Taliyihii ciidanka Booliska ee DFKM xiligii uu  Cabdllaahi Yuusu Madaxweyne ka ahaa  DFKM.

Qof is qarxiyey ayaa waxaa la sheegayaa in uu doonayey in uu soo galo guriga jen Cabdi qaybdiid balse ilaalada ayaa joojisay ka dibna markii uu ka madax adayga ayaa asakari ka mid ah ilaalada ku riday xabad ka dibna waxaa uu qofkii miinaysnaa isku dayey in uu guriga xoog ku galo taas oo sababtay in ilaaldu ay toogtaan ka dibna uu qaraxu dhacay.

Ilaa hadda wara hor dhac oo soo baxaya ayaa sheegay in qaraxa ay ku dhinteen 2 askari iyo haween guriga dibadiisa taagnay halka  ilaa 7 kalena uu soo gaaray dhaawac iyadoo Cabdi Qaybiid uu ka badbaaday isku dayga la doonayey in lagu khaarajiyo


M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,232 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>