Daawenta Muragadda iyo Buufiska Sheekh Mustafe Xaaji Ismail (Daawo Maqal iyo Muuqal)

January 28, 2012 - Written by

Cap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Mustafe Xaji Ismail uu ka jeedshay magaalada Cap-town ee dalka South Afrika waxaana uu Sheekha si fiicab uga hadlay Daawenta Muragadda iyo Buufiska oo ah cudurka halaagay inta badan gaalada iyada oo xiliyada danbe uu noqday cudúr ku dhaca Muslimiinta ka fogaada nimcada Islaamka iyo diinta alle.


Hoos Ka Dhageyso Daawenta Muragadda  Sheekh Mustafe Xaji Ismail

Halgan.net

6 Comments so far

Leave a comment

  1. asc walalayal waxaa kadaa wankartaan youtubka muxaadaro sh mustafe 2012

  2. Asalaamu calykum sida waalaalaha iga horeeyay sheegeen muxaadaradanu way cillado badan tahay hadda waxa aniga ii soo baxaay fariintan
    “this video has been removed by the user”, videogan waxa ka saaray Isticmaalaha ama usreka ,cilladaas ha la xalliyo fadlan idinkoo mahadsan

  3. Walaal waad salaamantihiin salaan kadib waxaan codsanayaa inaad muxaadarada sh mustafe lagusoceliyo

  4. Assalaamucalaykum walaalayaal muxaadaradii waa noosuura gali la,dahay inaan dhagaysano ee soo hagaajiya waad mahadsantihiin.

  5. asalaama caleykum walal yaal muxadarandan sheekh mustfe jeedinaayo ee murugada ccodkaa xun waad mahadsantihiin

Leave a comment

*