Daawo Maqal iyo Muuqaal qaar ka mid ah muxaadaradkii laga jeediyey South Afrika (Daawo)
January 15, 2012 - Written byCap-town:-Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa qaar ka mid ah muxaadaraadkii laga jeedshay nadwo diini ah oo lagu qabtay wadanka South Afrika taas oo ay ka qeyb galeen culumo qiimo iyo qadarin ku leh umada soomaaliyeed waxayna ka jeedsheen Nadwadaas muxaadarooyin kala duwan oo ay aad uga faa,ideysteen jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka South Afrika.
Waxaan idiin soo gudbin doonaa laba muxaadaro oo ay kala jeedsheen Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Mustafe Xaji kuwa kalana waan idiin soo gudbin doonaa waxaa isku duba riday AlBadar Chanel ,Farxusalaam iyo Halgan.net
Hoos Ka Daawo Diinta waa naseexo Sheekh Maxamed Cabdi Umal
Tarbiyada Caruurta Sheekh Mustafe Xaji Daawo

.gif)

