Dhalinta baraarugu ma Jihaadayaan mise Xorriyadda Saxaafadda ayey ku kadsoomeen W/Q Cubtan Yuusuf

January 22, 2012 - Written by

Marka hore Allaah baan ku mahadinayaa, marka xigana Nabigaan ku sallinayaa صلى الله عليه وسلم , intaa ka dib maqaal kay gii “Abu Fadumo Nasiixa Ma Mudan Yahay” ujeedadii aan ka lahaa waan ka gaaray taas oo ahayd inaan walaalkaas u naseexeeyo wadada wanaagsana u tilmaamo si isna  uga badbaado dunuubta uu dhex dabaalanayo isagoo magaciisii qarsaday, anna aan ajar uga helo, walaalaha soomaaliyeed ee muslimiinta ahana ugu baraarugaan sida loogu tumanayo xuquuqdii guud iyo tii gaar ahaaneedba, iyadoo xadgudubkaas magac wanaagsan la siinayo kaasoo ah aljihaadu fii sabiilillaah. Abuu Fadumo inuu nasiixadayda qaato iyo inuusan qaadan wax anigu aan xukumo maahan waayo tawfiiqda Allaah baa iska leh    “إنّك لا تهدي من أحببت ولكن الله يهدي من يشاء” القصص. Saas oo ay tahayna waxaan  Allaah nooga wada baryayaa inuu xaqa na wada wafajiyo naguna mideeyo. Wallaalo badan baa igula taliyay in aanan waqti isaga lumin u nasiixaynta walaalkaan iyo dadka la midka ah maadaama ay yihiin kuwa diiday nasiixadii loona qurxiyay camalkooda xun, waxaanse naftayda iyo walaalahayba xasuusinyaa Allaah qowlkiisii ahaa “وإذ قالت أمّة منهم لم تعظون قوماً الله مهلكهم أو معذبهم عذاباً شديداً قالوا معذرة إلى ربّكم ولعلّهم يتقون, فلمّا نسوا ما ذكّروا به أنجينا الذين ينهون عن السوء وأخذنا الذين ظلموا بعذاب بئيس بما كانوا يفسقون” الأعراف 160-161

Halkaan riix Dhalinta Baraarugu Ma Jihaadayaan Mise Xorriyada Saxaafadda Ayay ku Kadsoomeen

 

Cubtan Yuusuf

Cubtanyusuf@yahoo.com

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online