Diyaarad dagaalka dalka Kenya oo xasuuqay qoyskii Sheekh Cabdulaahi Macallin (Warbixin)

January 15, 2012 - Written by

Jilib:-Wararka naga soo gaaraya degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe ayaa sheegay in diyaarado laga lee yahay dalka Kenya ay duqeyn u geysteen degmada Jilib iyadoo diyaaradahaas ay dhowr gantaal ku garaaceen magaalada , diyaaradaha ayaa la sheegay in ay bartilmaamsadeen guri ku yaal magaalada waxaan gurigaas ku dhintay ilaa 5 qof.

Diyaaradaha dalka Kenya ayaa xasuuqday ilmihii nin guddoome hore uga ahaan jiray degmada Cabdulaahi Macallin Gudoomiyaha ayaa ku maqnaa magaalada Muqdisho waxaana duqeynta ku dhintay allaha samar ka siiyee dhamaan caruurtii Cabdulaahi Macallin oo gaaraya ilaa 5 caruur ah .

Ciidamada Kenya ayaa ku fashilay dagaalkii lugta ee gobalada J/hoose iyo Gedo markii ay jabweyn kala kulmaan ciidamada Al-shabaab ayaa waxay geystaan duqeyn aargoosi ah oo ay shacabka ku xasuuqaan.

A/Cawaale
Halgan.net

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online