Diyaaradaha dalka Kenya oo Xasuuq kale ka geystay gobalka J/hoose

January 18, 2012 - Written by

Kismaayo:-War uu caawa  na soo gaarsiiyey wariyaha Halgan.net ee magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay mar kale duqeyn ka geysteen galabta casarkii deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan Degmada Buulo Xaaji waxaana Duqeynta waxshnimada ah ku shahiiday hooyo Subkan Cabdullaahi oo da’deena lagu qiyaasay 60- 65 jir.

Jawaasiista u shaqeeya dalka Kenya ayaa macluumaad khaldan siiya mar kasta waxaana diyaaradaha ay duqeeyeen meel 10 talaabo u jirta goob ay ciidamada Al-Shabaab ku sugnaayeen balse waxba ma gaarin.

Waxaa kale oo ku dhaawacmay duqeynta mid ka mid ah dadka degan Degmada Buulo Xaaji wariyaha Halgan.net ayaa waxaa ay dad goobjoog ah u sheegeen in ilaa 3 gantaal ay soo rideen diyaaradaha dalka Kenya balse rabi ayaa yareeyey xasuuqii ay rabeen ciidamada Kenya ee xaqdarada ku xasuuqaya shacabka Rayidka ah ee aan waxba galabsan.

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online