Dr Saadiq Eenoow oo wacdi ka jeediyey masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester

January 1, 2012 - Written by

Leicester :-Waxaa maanta oo ay Sabti aheyd 31/12/2011 lagu qabtay masaajidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester Muxaadaro qayim oo ka hadleysay midnimada iyo sidi loo soo celin lahaa Soomaali nimada bur burtay ayaa waxaa soo jeediyay  Dr Saadiq Eenoow oo sfara ku sio gaaray magaalada Leicester
Dr Saadiq Eenoow oo runtii ah aqoon yahan Soomaaliyeed oo aad wax uga qora taariikhda Soomaalidaba ayaa waxaa uu halkaasi ka soo jeediyay muxaadaro qayim ah oo dadkii ka soo qeyb galay ay wax badan ka faa’ideysteen, isagoo si weyn uga hadlay dhibaatada guud ee dalkeena ka jirta iyo sida looga bixi karo.

Runtii bulshada Soomaaliyeed ee reer Leicester ayaa casharkaas qayimka ahaa aad u soo dhaweeyay iyagoo raxan raxan isagu hanbalyeeynayey qaarkoodna jeclaan lahaa in casharkaas intaan ka sii ballaarto. Waxay kale oo ku dareen in ay Leicester u tahay sharaf weyn in  Dr Saadiq Eenoow uu booqosho ku yimaado.

Dr Saadiq Eenoow ayaa la filayaa in maalinta beri ah uu gaaro magaalada Birmingham dhamaan dadkii ka soo qayb galay darsigii maanatya uu Dr Saadiq ka jeediyey Masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester ayaa alloe ugu baryey Dr Saadiq in alle ka abaalmariyo ajarna ka siiyo wacdiga wanaagsan ee uu soo jeediyey Ajar  fara badan

Cabdixakiim Jaamac Jooje

Social Development Adviser –
Leicester UK

 

 

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online