Guddoomiyaha gobolka Bari oo sheegay in ay degmooyin u dhisi doonaa golayaal degaan

January 12, 2012 - Written by

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamed Maxmed Gallan ayaa waxaa uu saxaafada ka howl gasha magaalada Boosaaso a uu uga warbixiyey wax qabadkiisii ilaa intii uu hayey xilka , Guddoomiyaha ayaa waxaa uu xusay in ay ku guulaysteen in golaha degaanka  u sameeyaan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamed Maxmed Gallan  ayaa sheegay in maamulkiisu ay dadaal dheer ay u galeen in ay degaanada ku xeeran Boosaaso loo dhiso golayaashii deegaanka waxaan uu xusay in dhawaan  ay qorshaynayaan in si dhaqso ah loo shaaciyo xubnihii Golaha degaanka Qandala iyo Isku-shuban.

Guddoomiyaha gobolka Bari Cabdisamed Maxmed Gallan ayaa sheegay in ay doonayaan in xubnaha noqonaya Golayaasha degaanka lagu soo xuli doono aqoon iyo karti in ay u leeyihin howsha loo egmaday, Guddoomiyaha ayaa xusay in dhawaan ay
ay safar ugu bixi doonaa degmooyinka Carmo, Bali-dhidin, Ufayn, Baargaal, Caluula, iyo Gumbax si loo soo dhiso ama loo tayeeyo golayaasha degaanka ee dgmooyinkaas.

Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa hadda xaaladeeda amaan ay aad u fiican tahay ilaa iyo intii ay koox dhagar qabayaal ah ay ku dilee Sh Dr Axmed Xaaji , kooxdii dilka u geystay Shiikha iyo weliba kuwii la soo abaabulay ayaa alle fadligiis  gacanta lagu hayaa sidda Wasiirka amniga dowllada Puntlland Col. Khaliif Ciise mudan uu saxaafada u sheegay.

M_M_Deeq
Halgan.net

 

 

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online