Al-shabaab oo gurmad uga yimid Ceelasha Biyaha iyo dagaal ka socda qaybo ka mid ah Muqdisho

January 20, 2012 - Written by

Muqdisho:-Dagaal culus ayaa caawa waxaa uu xoog uga socdaa duleedka waqooyi ee degmooyinka Heliwaa iyo Yaaqshiid, gaar ahaan duleedka qubuuraha Barakaat iyo  wadada warshadaha ka dib markii gurmad ku hubeysa gawaarida Tikikad ay soo gaaree ciidamada Al-Shabaab, Dagaalka Caawa ayaa waxaa laga wada maqlayaa Degmada Dayniile iyo goobihii uu dagaalka ka socday maanta waxaana si xoogga loo maqlaa hubka culus iyo madaafiicda goobta oo ay ridayaan ciidamada AMISOM .

Wariyaha Halgan.net ayaa waxaa ay dad goobjoogyaal ah u sheegeen in Madaafiicda AMISOM ay sababtay khasaaro leh dhimasho dhaawac iyo burbur xooggan oo soo gaaray guryaha shacabka rayidka ah.

Ilaa haatan si rasmi ah looma cadeyn karo goobaha ay kala joogaan labada ciidan iyada oo xabadu ay tahay mid aan kala joogsneyn.Saraakiisha iyo madaxada Ururka al-shabaab ayaa dhowr goor oo hore sheegay in ay badaleen qaabkii ay u wadi jireen dagaalka .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online