Ma xubneey soo dooran mise xoolo ?!!! W/Q C/risaaq Sugulle Maxamed

January 3, 2012 - Written by

In kastoo xirfad ahaan aan dhinaca saxaafadda ka soo jeedo, hadana in badan qalinka iyo warqadda isma saarin. Balse waxaad moodaa haatan in la gaaray xilligii loo baahnaa in la muujiyo waxyaabaha dhibaatooyinka raagay ku noqday in dalkii Soomaaliya loo yiqiin uu mar kale lugihiisa dib isugu taago. Soomaalidu waxay tiraahdaa ” balaayo kaa maqan looma yeertoWaxaan u soo joogay xilligii barisa maadkii iyo dowladnimada Soomaaliyeed, inkastoo musuqmaasuq, isdabamaryayn, kaligiis talinimo iyo dhibaatooyin maamul jireen, haddana dadka iyo duunyaduba waa ay dhaqnaayeen, kala danbaynta iyo howl-kala socodku waa jireen, dowladnimada iyo haybaduna waxay ahayd mid dunida laga aqoon sanyahay, baarlamaan iyo golayaal dowladeed oo shaqeeyana waan lahayn.

Ma xubneey soo dooran mise_xoolo

W/Q C/risaaq Sugulle Maxamed
Halgan.net,Finlland

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online