Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminayo oo u baqoolay Deegaanka Dharoor

January 16, 2012 - Written by

Boosaaso:-Wafdi uu horkacayo madaxweynaha  Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh. Maxamed Faroole ayaa saaka u ambabaxay deegaanka Dharoor ee gobolka Bari waxaana socdaalka ku weheliya wasiiro xildhibaano iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Puntland Safarka Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa lagu sheegay ujeedkiisa in uu xariga ka jarayo qodista ceel shidaal oo la filayo in maanta laga bilaabo deegaanka Dharoor oo la geeyey dhamaan qalabkii lagu qodi lahaa Shidaalka .Madxweynaha Puntland ayaa mar uu wareysi siiyey warbaahinta waxaa uu u sheegay in uu rajo weyn ka qabo soo saarida Shidaalka taas oo saro u qaadi doonta shaqaalada Puntland gaar ahaan iyo dalka oo dhan .

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa uu ku sii hakaday Tuulooyin dhowr ah oo ka sokeeya Deegaanka Dharoor waxaana si weyn u soo dhaweeyey dadweynaha ku dhaqan deegaanadaas.Hadalheynta qodista shidaalka ayaa waxay soo bilaabatay mudadii uu xilka hayey madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse Xirsi Boqor mudo 3 sano ka hor ah waxaana baaraya shidaalka shirkada Africa Oil.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online