Makaanada Culimada oo ay ka hadlayaan ardayda dugsiyada South Afrika (Daawo)
January 15, 2012 - Written byCap-tow:-Nadwadii lagu qabtay dalka South afrika oo ay ka soo qayb galeen culimo Soomaaliyeed ayaa waxaa kale oo lagu soo bandhigay waxqabadka Hay,adda Al-Bayaan ee gacanta ku heysa qaar ka mid ah Dugsiyadda iyo Masaajidda jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool dalka South Afrika.
Ardayda ayaa waxay soo bandhigeen baraamij kale duwan oo ay ka mid yihiin Tartanka Quraan Kariimka ardayda ayaa waxaa ay ka hadleen fadliga culumada oo ay maanta ka baxsan la,yihiin kuwo jaahil ka ah fadliga Alle culimada xambaarsan diinta uu siiey ah iyo kuwo Majhuul ah oo sumad laawayaal ah oo ay u badan tahay in ay soo dirsatay cadawga islaamka .
Hoos Ka daawo Arday ka mid ah ardayda oo ka hadlaya Fadliga Culumada iyo Makaanada uu alle gaarsiiyey waxaa kale uu ardayga ka hadlay Sh Dr.Axmed xaji C/raxmaan allaha u naxariistee Aaaaaaaamiin.
Halgan.net
South Afrika

.gif)

