Masjid ku yaal xaafada Abba Gedo ee Dharkeenley oo qarax uu ka dhacay

January 24, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa caawa ka dhacay Qarax masjid ku yaal xaafada Madiin ee magaalada Muqdisho xili ay dadku ku jireen salaad cishe iyadoo qaraxaas uu ka dhashay dhimashada hal qof iyo 5 kale oo dhaawac ah sida  warar hordhac ah ay sheegayaan .Masjidka  caawa la weeraray ayaa waxaa la yiraahdaa masjidka  Tusbax Weyne wuxuuna ku yaalaa  xaafadda Abba Gedo ee degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir.

Ilaa hadda lama yaqaan cida weerartay Masjidka iyo sababaha loo weeraray dadka muslinka ah ee tukanayey salaada cishe

wararka soo socda ayaan idinku soo tabin doonaa khasaaraha ka dhashay qarax oo faahfahsan.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online