Nadwadii Ka Socatay Masjid Abubakar ee Seattle oo Si habsami leh u socoto (Daawo)

January 1, 2012 - Written by

Seattle:-Waxaa si habsami leh uga socda Masjid Abubakar ee Seattle  Nadwo diini ah taas oo ay soo qeyb galeen culumo iyo ducaad ka kala yimid gobalada dalka Mareykanka waxaana ay ka jeediyeen Mutamarka Muxaadarooyin kala duwan waxaa nadwada ka soo qeyb galay culumada hoos ku xusan.

1-Sheekh C/laahi Ibraahim
2-Sheekh Maxamed idirs
3-Sheikh Cabdulaahi Nuur Abul-Fadli
4-Sheekh Maxamed Cabduqaadir
5-Sheikh Maxamed Kaariye
(1).Takfiirinta iyo Shuruudaheeda Waxaana soo jeediyay Sheikh Cabdulaahi Ibraahim.hoos ka Daawo Qeybta koowaad


2-Takfiirinta iyo Shuruudaheeda Sh C/laahi Ibraahim Qeybta labaad Daawo.

Sheekh Maxamed Idirs Ahmed ayaa isana ka hadlay Taariikhda baraaruga Islaamka  Hoos ka Dhageyso .

Waxaa kale muxaadarooyin kala duwan ka soo jeedshay  Sheikh Mustafa oo ah Imamka Masjidka Kansas.Sheikh Cabdulaahi Nuur Abu -Fadli oo ka hadlay Quluwi Fi diin ,Sheekh Maxamed Cabduqaadir oo ka hadlay in xaqa lagu midoobo,waxaa sidoo kale ka jeedshay muxaadarooyin kala duwan Sheekh Maxamed idirs iyo Sheikh Maxamed Kaariye

Taxriir Al-Musdalaxaat Sheikh Maxamed Kaariye (Daawo)

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta dhamaan muxaadaradkii ay culumada ka jeedsheen Nadwadii Ka Socata Masjid Abubakar ee Seattle hadii alle idmo .

Halgan.net
 Seattle

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online