مفهوم معنى كلمة «الأمس واليوم
(January 28, 2012)
Denmark:-Waxaan rabaa in aan walaalaha ku darsdo fikirkeyga ku aadan khilaafka saaxada yaal iyo qaabka loo daba galay culumadii Soomaaliyeed oo aan diinta iyo wanaaga ku naqaanay iyada oo la iska hork
Ogeysiis Buuggaaga Cusub oo lagu daahfuri doono magaalada Copenhagen
(January 28, 2012)
Denmark:-Waxaa lagu qaban doonaa xaflad lagu daahfurayo buuggaa cusub magaalada Copenhagen ee caasimadaa dalka Danmark gaar ahaan xarunta F.C.Muqdisho oo ku taala  Stafensgade 7 st  Nørrebro,Maalin
Dhaqanka Islaamka W/Q Shiikh Axmed Cabdisamad
(January 27, 2012)
Qoraalkan waa khulaasadii dowro ka hadlaysa dhaqanka islaamka  oo Jaamacadda Bariga Afrika ay xagaagii 2010 siiyey macalli miinta dugsiyada sare ee magaalooyinka Gaalkacyo, Garoowe, Qardho iyo Boosaa
Xilibaan ka tirsan Golaha Baarlamaanka Puntlland oo lagu dilay degmada Baargaal.
(January 27, 2012)
Bargaal:Waxaa galabta lagu dilay Allaha u naxariistee degmada Baargaal ee Gobolka Bari Xildhibaan  ka tirsan Golaha wakiilada ee Puntlland xili ay rasaas ku fureen gaari uu saarnaa ka dib markii ay m
Dadkii ku dhaawacmay dagaalkii shalay ka dhacay Buuhoodle oo la keenay Gaalkacyo
(January 27, 2012)
Buuhoodle:-Waxaa saaka laga dareemayaa deganaasho aan cago badan ku taagnay degaanka Sool-joogto oo shalay uu ka dhacay dagaal u dhexeeya ciidanka S/lland iyo ciidanka degaanka Buuhoodle ee taageersan
Ha u nixin!W/Q Sheekh Xasan Maxamad Ibraahim (Abuu Xassaan)
(January 26, 2012)
Dadka muslimiinta ah wuxuu ilaahay ku tilmaamay inay yihiin dad isu diir naxa oo isu dabacsan, isuna naxariista, gaaladana ku ad-adag ( ( محمد رسول الله والذين معه أشداء عل
Sh Axmed Nuur oo Ka Jawaabay Su’aalaha Akhristayaasha Alyaqiin.com (DAAWO).
(January 26, 2012)
Allaha ayaa Mahad leh Nabadgelyo iyo Naxariisi ha ahaato Nabigeena Muxamad Dushiisha,Waxaa halkaan idinku soo gudbineynaa Qaybtii koobaad ee Jawaabaha Su’aalihii akhristayaasha. Su’aalaha oo aad u
Xaggee ku Jirtaa xalka Mushkiladda Soomaalia Sh.Maxamed Cabdi Umal (Daawo)
(January 26, 2012)
Cap-town:-Waxaana caawa idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal Ka jeedshay Mutamarkii lagu qabtay dalka South Afrika oo ay ka geyb galeen culumo dhowr ah Muxaadaradan ayaa waxay
Qolka Somali Islamic Altaqwaa iyo Qolka Addacwah 114 oo tacsi u diraya ehelada Macalin Daahir Aweys
(January 26, 2012)
London:-Dhamaan culimadda, mas'uuliyiinta, ardayda iyo shacabka Qolka Somali  Islamic Altaqwaa Network iyo Qolka Adacwah 114, waxaan halkaan ugu  gudbinaynaa umadda soomaaliyeed tacsiyayn geeriddii
Dagaal ka qarxay duleedka magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn
(January 26, 2012)
Buuhoodle:- Dagaal xooggan ayaa waxaa uu dhawaan ka qarxay Deegaan lagu magcaabo Sool-joogto oo qiyaastii 30-KM kaga beegan dhinaca Woqooyi Magaalada Buuhuudle ee xarunta Gobolka Cayn , Dagaalka ayaa

« Previous PageNext Page »