Qarax lagu weeraray ciidamada Booliska ee magaalada Mandheera

January 3, 2012 - Written by

Mandheera:-Wararka ka imaanaya magaalada Mandheera ayaa sheegaya in saaka qarax miino ah lala eegtay gaari ay leeyihiin ciidamanka Booliska magaalada Mandheera Qarax miino ayaa ahaa nooca lagu hago Rumuud Control-ka .

Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay bartamaha magaalada Mandheera  waxaana goobta uu qaraxa ka dhacay soo gaaray ciidamo ka tirsan Milatariga dalka Kenya iyaga oo bilaabay howlgalo ay dad badan ku soo qabteen waloow ay markii danbe sii daayeen qaar ka mid ah dadkii ay qabteen.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha rasmiga ah ee soo gaaray ciidamadii qarax lagu weeraray .dad goobjoogayaal ah ayaa u sheegay warbaahinta maxaliga ah in 3 qof oo dhaawac ah ay arkeen.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online