Qarax lala beegsaday ciidanka Itoobiya ee ku sugan magaalada Beledweyne

January 19, 2012 - Written by

Ciidanka Itoobiya ee ku sugan magaalada Beledweyne ayaa waxaa lagula eegtay qarax miino ah oo ah kuwa meelaha fog laga hago khasaaraha ayaa soo gaaray ciidanka Itoobiya iyadoo askarta dhaawacantay iyo kuwa dhintay ay qaateen, Qarax miinada ayaa waxaa uu ka dhacay xaafadda Howl-wadaag ee dhinac galbeedka ee magaalada Beledweyne, gaar ahaan Ceelka Faarax Geeddi.

Ciidanka Itoobiya ayaa qabsaday magaalada Beledweyn iyagoo taageerayo siinaya Ciidamo beeleedyo ka soo jeeda Gobolka Hiiraan kuwaas oo sheegay in ay taageersan yihiin DFKM, Sarkaal u hadlay ciidanka Dooxada Shabeelle ayaa saxaafada u sheegay in qarax lala eegtay ciidanka Itoobiya uu jiro balse waxaa uu sheegay in wax khasaaro ah uusan soo gaarin waa sidda hadalka u dhigaye.

Goob jooge ku sugan magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa uu saxaafada u sheegay in qarax miinadu ee la eegtay ciidanka Itoobiya uu khasaaro ka soo gaaray balse ay adag tahay in la ogaado khasaaraha dhabta ah ee soo gaaray ciidankooda.

Ciidanka ururka Al-shabaab ee ku sugan Gobolka Hiiraan  ayaa weeraro dhinac miinada ah waxaa ay ku qaadeen ciidanka Itoobiya ee ku sugan magaalada Beledweyne iyo ciidamo Soomaali ah ee la socda, ciidanka Itoobiya ayaa ilaa intii ay qabsadeen Ciidanka Dooxada Shabelle magaalada Beledweyne ayaa waxaa lagu dilay dhowr qof oo la sheegay in ay ka tirsan yihiin ururka Al-shabaab.

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online