Qolka Somali Islamic Altaqwaa iyo Qolka Addacwah 114 oo tacsi u diraya ehelada Macalin Daahir Aweys

January 26, 2012 - Written by

London:-Dhamaan culimadda, mas’uuliyiinta, ardayda iyo shacabka Qolka Somali  Islamic Altaqwaa Network iyo Qolka Adacwah 114, waxaan halkaan ugu  gudbinaynaa umadda soomaaliyeed tacsiyayn geeriddii ku timid Macalin  Daahir Aways.Naf walba waa tan maalin dhadhamisa geeridda, waxaan leenahay  INAALILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.

Waxaan tacsidan iyo geeriddan ku timid Macalin Daahir Aways  gaadhsiinaynaa caruurtiisii Dr Axmed Daahir Aways iyo Sh Xasan Daahir  Aways, gabi ahaanba intuu u ahaa Awoowe iyo qaraabadda iyo ehalkaba. Tacsidan tiiraanyadda leh waxaa ku saxiixan:

Sh Xuseen Sh Cali Xanaafi
Mustafa Maxammed Abu Fowzaan
Maxammed Ibraahim Cawad Abu Axmed iyo dhamaan adminka iyo maamulka 2da qol.Waxaan Allaah swt uga baryaynaa inuu Macalin Daahir Aways ka waraabiyo  jannatul firdowsa, eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo  iimaan ka siiyo Aamiin.

Maamulka Qolka Altaqwaa iyo Qolka Addacwah 114

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online