Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Maxamed Cali oo u dhoofay dalka Kenya

January 8, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha DFKM, Dr.Cabdiweli Maxamed Cali iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka ka dhoofay garoonka Aadan Cadde ee magaaladaa Muqdisho iyagoo ku sii jeeda dalka Kenya oo ay uga qayb geli doonaa shir ku saabsan arrimaha Soomaaliya loogana hadlayo qaabkii loo hirgelin lahaa wax logu yeero Roadmap-ka.

Wafdiga Ra.iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Maxamed Caliayaa waxaa ka mid ah wasiir u dowlaha dekedaha gaadiidka badda, cirka iyo dhulka, Siciid Qorsheel wasiir ku xigeenkea wasaaradda howlaha guud  Xareed Xasan Cali Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga C/llaahi Goodax Barre xilibaano ka tirsan baarlamaanka DFKM.

Shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya gaar ahaan sida loo hirgelinayo Roadmap-ka ayaa waxaa uu ka furmayaa magaalada Nairobo maalinta beri ah waxaan la filayaa  in xubnó ka tirsan beesha caalamka ee taageera DFKM ay ka soo qayb galaan si ay madaxda DFKM u wiidiiyaan halka ay wax marinayaan iyo hishiisyadii la galay in ay fuliyeen iyo in kale.

Wafdiga Ra.iisul wasaaraha ayaa la sheegayaa in ay safar ku gaari doonaa dalka Jabuuti iyagoo halkaas joogi doono dhowr cesho waxaan ay kulan la qaadan doonaa madaxweynaha dalka Jabuuti iyo xukuumadiisa walow aysan soo shaac bixin wax ay si rasmi ah uga wada hadli doonaa.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online