Sarkaal ka tirsanaa Ururka Al-shabaab oo caawa lagu dilay duleedka Muqdisho

January 21, 2012 - Written by

Muqdisho:- Diyaarado laga leeyahay dalka Maraykan ayaa waxaa ay gantaal la beegsadeen Sarkaal ka tirsanaa ciidanka ururka Al-shabaab oo ku suganaa Agagaarka Isbitaalka Al-xayaat , Sarkaalkaan ayaa waxaa lagu magacaa baa Bilaal Al Barwaaji  waxaan uu u dhashay dalka Lubnaa ,Da,diisana waxaa ay ahayd 30 jir.

Sarkaalkaan ayaa waxaa uu dalka Soomaaliya ku suganaa ilaa iyo intii ay abuurmeen ciidankii Maxkamadaha Islaamiga waxaan uu ahaa nin dhalinyaro ah oo aad h furfurcoon ,Bilaal Al Barwaaji  áyaa waxaa uu horay úga badbaaday isku day dil oo ay fuliyeen diyaaradaha maraykanka  duleedka magaalada Kismaayo

Afhayeenka ururka Al Shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) oo shir jaraa’id ku qabtay caawa deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa xaqiijiyey geerida Bilaal Al Barwaaji ,Afhayeenka Al-shabaab ayaa sheegay in ilaa 3 qantaal ay diyaaradaha Maraykanku ay ku dhufteen gaari Pick up oo uu la socday Bilaal Al Barwaaji

Diyaaradaha Ciidanka Maraykan iyo kuwa Faransiiska ayaa weeraro dil ah ka fuliyeen gudaha Soomaaliya waxaan ay weeraro dhowr ah la beegsadeen saraakiil ka tirsan ururka Al-shabaab waxaan weerarada noocaas oo kale ah ay ku dileen Salax Cali Nabhanoo oo ay ku dileen meel u dhow degmada Baraawe.

A/cawaale
Halgan.net

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online