Dariiqii ay ku burbureen Maxaakimtii Islaamiga ee Muqdisho Sh.Maxamed Idirs.(Dhagayso)

January 23, 2012 - Written by

London:Waxaan maanta haddii alle idmo idiin soo gudbinaynaa muxaadaro cusub oo qiimo badan oo uu Shiikh Maxamed Idirs jeediyey, Shiikh Maxamed Idirs ayaa waxaa uu muxaadaradiisa uu ugu magac daray Dariiqii dheeraa ee baraaruga dalka Somaaliya, Sh.Maxamed Idirs ayaa muxaadaradaan kaga hadlay dhinacyo badan oo kale duwan Allaha naga dhigo kuwa ku waano qaata Sh.Maxamedna Allaha u saaro miisaanaadka xasanaadkiisa. aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiin.

Hoos ka Dhagayso Muxaadaradii Sh.Maxamed Idirs khatarta ku hareeraysan umadda soomaaliyeed iyo sidda looga bad baadayo

[audio:http://masjidshaafici.com/audio/Boosaaso/khatarta ku hareeraysan umadda soomaaliyeed iyo sida looga badbaadayo .mp3]

Halkaan ka rogo Mp3

Halgan.net

Leave a comment

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online