Sheekh Ahmed Cabdi samed oo marti u ahaa habeen hore qolka Somali Islamic Al-Taqwa(Dhageyso)

January 18, 2012 - Written by

Boosaaso:-Sheekh Ahmed Cabdi samed ayaa marti u ahaa Qolka Somali Islamic Al-Taqwa Network ee aalada paktalka oo ah walaalo u taagan fidinta diinta iyo wacyi galinta umada Sheekh Ahmed Cabdi Samed ayaa waxaa ka hadlay arimo badan oo ay ugu horeyso cadliga iyo dulmiga sida alle uu qu,aankiisa uu uga hadlay.
Sheekh Ahmed Cabdi samed ayaa waxaa kale oo uu ka hadlay khaladaadka ku jira saxwada islaamiga iyo sidii loo sixi lahaa khaladaadkaas.wuxuuna xusay oo si weyn uga hadlay ururka Al-Shabaab.

Hoos Ka Dhageyso Kalimadii Sheekh Ahmed Cabdi Samed.
[audio:https://www.halgan.net/Mp3/sixida2.mp3]

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online