Ururka Al-Shabaab oo Bayaan ka soo saaray Xafiiska QM ee laga furay Muqdisho(Akhriso)

January 25, 2012 - Written by

Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa maanta bayaan ka soo saaray xafiiska ay ka furtay QM magaalada Muqdisho waxay ku tilmaamtay mid dhibaato hor leh u horseedaya shacabka Soomaaliyeed dhibaatadaas oo ay ka mid tahay in hub la isigu dhiibo qabaa,ilka iyo umada Soomaaliyeed.

Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu uga digay umada Soomaaliyeed in aysan ku kadsoomin beenta xafiiska QM ee laga furay Muqdisho waxayna ku tilmaamtay mid ka hortagaya nabada iyo ku dhaqanka Shareeca Islaamka una gacan qabanaya umada Soomaaliyeed dowladaha dariska ah ee cadowga ku ah umada Soomaaliyeed siina kala goynaya dalka Soomaaliya.

Bayaanka ururka Al-Shabaab oo ku qoran luqada Englishka ayaa nuqul ka mid ah wuxuu soo gaaray Halgan.net waxaan uu u qoranaa sida.

Somali Population Must be Wary of Illegitimate Organisations Such as UNPOS

The opening of UN Political Office for Somalia (UNPOS) base in Mogadishu signals a renewed Western attempt to further destabilise the Somali nation. Since its establishment, UNPOS, and its numerous contractors, have persistently continued to act as an impediment to the attainment of lasting peace and stability in the country.

Through implementation of policies and so-called roadmaps unfavourable to the needs of the wider population, UNPOS’s approach to Somalia is not to advance peace and reconciliation, as alleged, but to foment dissent and ill-will among the local tribes, thereby keeping the Somali state in a perpetual cycle of conflict and disharmony.

In its attempts to further fragment the homogeneous Somali society, UNPOS has been obsessively mobilising local clans against the establishment of Islamic Shari’ah in the country and actively financing different groups in order o revive the old hostilities engendered by tribal fiefdoms across Somalia. The misguided political guidelines endorsed by UNPOS are not only destructive to the sovereignty of the Somali nation but also disparaging to the dignity and the very existence of the people of Somalia as a whole.

Harakat Al-Shabaab Al Mujahideen’s Office for Supervising the Affairs of Foreign Agencies (OSAFA), which has previously closed down UNPOS offices in the regions governed by the Mujahideen, hereby warns the Somali population not to be deceived by the obscure terminology and the clandestine initiatives presented by such organisations. OSAFA also encourages the Muslims of Somalia to take all necessary precaution to distance themselves away from organisations that seek to further exacerbate the political upheaval in the country.

Office for Supervising the Affairs of Foreign Agencies (OSAFA)

“Safeguarding the welfare of the Muslim Ummah”

Bayaankii oo PDF ah hoos ka Akhriso

bayaan

A/Cawale
Halgan.net

2 Comments so far

Leave a comment

  1. alshabaaab al ma aaminsanyiohiin qiyaamaha ma aamin sanyihiin in la xisaabindoono ma ogyihiin inay ale hor tagi daanaan ma aaminsanyihiin ma islaam kay difaacaan mise dadka qabiilisyaasha ah ayay difaacaan sida cabdulqadir muumin cabdulaahi xaashi iyo godane .way na dulmiyeen alle ayaan uga dacwoonaynaa

  2. Cajiib…cajiib …cajiib.

    Go, aduunow ma maantaa shabaab ay tabar oo dhan ka noqotay inay xuruuf ay waraaq kusoo qoraan ay miciin bidaan oo yiraahdaan “annagu raalli kama nihin xafiis xamar laga furey” sawtey ku wardiyi jireen madaxtooyadaan la wareegeynaa iyo Alaaskaan uga sii gudbeynaa…cajiib wallaahi waa war kale weligey ma aanan illoobin ramadaankii 2aad xamlo ay qaadeen oo ugu magacdareen “nihaayatul-muctadiin” laakiin iyagii bey ku rumowday oraahdaasi oo laga furfurdeeyey magaaladii muqdisho ahayd oo hadda aysan ugaga harin wax aan ka ahayn inay kolba tuuryo meel fog ah kasoo halgaatamaan, imisay shacab qaxiyeen oo bara kiciyeen,imisay cadawga arxan laawaha ee kampala iyo pujunbura ka yimid ku baabiiyeen shacabka soomaaliyeed ee masaakiinta ah imisay is adkeeyeen oo ka dhega adeygeen nasiixadii culimada soomaaliyeed ee geed gaaban iyo mid dheerba u fuushay sabata bixinta shacabkaan dagaalada iyo dacasku soo daashaday..

    weli ma aanan illoobin bayaankii ay soo saareen hay,adii culimadii soomaaliyeed maalinkii alle naga saarey axmaaradii injirta badneyd kaasoo xambaarsanaa xikmad badan oo lagu badbaadin karey ummadda iyo dalkaba, iyo sidoo kale bayaanaatkoodii kale ee ka dambeeyey,sidoo kale waa mid muuqda raadkii culimadii caalamul-islaami ee (ka hortagga cudwaanka dibadda) ee uu horkacayey sheekh maxamed sh cismaan duhur cadna markii wax laga maqli waayey ka huleeley muqdisho iyagoo sifrul-yadeyn ah.
    iyagoo xaraku sh/mujaahidiin ay afka kaliya ee ay ku jawaabaan uu noqday isoo raac hadii kale daadkaa ku qaadaya, nasiixo mid dhow iyo mid fogna ay ka maageen, maantana markey gaalo oo dhan dalkii soo geliyeen oo isugu keeneen oo udbaheedii dhigahoodiiba wata ayaa inta ka carareen ay miciin bideen inay dhahaan….AWSACTUHUM SABBAN WASAAQUL-IBILA.

Leave a comment

*