Wafdi uu horkacayo Raiisulwasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Gaas oo gaaray Jabuuti

January 11, 2012 - Written by

Jabuuti:-Wafdi uu horkacayo Raisulwasaaraha DFKM Prof Abdiweli Mohamed ayaa maanta gaaray magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti wafdiga ayaa waxaa si heersare ah u soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaaraha dalka Jabuuti Dileyte Mohamed Dileyte , Wasiir ka Arrimaha Diinta iyo Awqaafta Hamud Abdi Suldaan  iyo wasiiro ka tirsan golaha xukuumada dalka Jabuuti.

Wafdiga uu hogaaminayo Raiisulwasaraha DFKM ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Abdullahi Godah Barre, Wasiiru Dowlaha Gaadiidka Cirka, Dhulka io Badda iyo Dekedaha Said Qorshel, La-Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Afhayeenka xukuumada Gaas  Eng. Yarisow.iyo xubno kale .

Raisulwasaaraha DFKM ayaa waxaa uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa madax ka tirsan Dowlada Jabuuti waxaana ay ka wada hadli doonaan xiriirka labada dalka ,amniga iyo Roadmap ka .

Dalka Jabuuti ayaa waxaa ku sugan xubno ka tirsan baarlamaanka DFKM oo u kala qeybsan labada garab ay kala hogaamiyaan Madoobe Nuunow iyo gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan Sh Aden.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2012
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online