Qolka Qolka Somali Islamic Altaqwaa Network oo birito nadwo qaban doona.
(February 2, 2012)
Assalaama caleykum waraxmatulaahi wabarakaatuh  Mahad Idilkeed waxaa iska leh Allaah subxaanahu watacaalaa, nabadgalyo iyo naxariis ha gaadho Rasuulkeenii Muxammed, iyo intii ku raacday ixsaanka iyo
Ciidamada Kenya iyo Huwanta la socota oo qabsaday Degmada Badhaadhe
(February 2, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in maanta uu dagaal culus ka dhacay Degmada Badhaadhe dagaalkaas oo u dhexeeya ciidamada huwanta oo ay ta
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo xafiiskiisa ku qaabilay William Hague
(February 2, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hogaaminayo  xoghayaha arimaha dibadda ee dowladda Birtain William Hague oo saaka Muqdisho  soo garay.