Nadwadii Caawa ka baxday qolka Somali Islamic Taqwa Center Network (Dhageyso)
(February 3, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa waxaa uu ka qeyb galay nadwo ka baxaysay Qolka Somali Islamic Taqwa Networ iyo qolka 114 iyada oo si toos ah loogala socday dalka dibadiisa waxaana uu She
Laba nin oo Bistoolado ku hubeysan oo rag ku laayey magaalada Garisa
(February 3, 2012)
Garisa:-War goordhow na soo gaaray magaalada Garisa ee xarunta gobolka Waqooyi-bari Kenya ayaa sheegay in laba nin oo hubeysan ay weerar ku qaadeen Hotel Guuleed oo ah Hotel iyo Mikhaayad caan ah oo
Diyaarada kuwa wax basaasa ah oo ku soo dhacday magaalada Muqdisho
(February 3, 2012)
Muqdisho:-Diyaarad ah nooca wax basaasa ee loo yaqaan Drone ayaa ku soo dhacday magaalada Muqdisho gaar ahaan meel u dhow xerada barakacayaasha ee Badbaado, Ciidanka AMISOM iyo kuwa DFKM ayaa si dhaqs
3 ruux oo meyd ah oo saaka lagu arkay Koonfurta magaalada Gaalkacyo
(February 3, 2012)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in saaka waabarigii  lagu arkay Koonfurta magaalada Gaalkacyo  ilaa 3 ruux oo meyd ah kuwaas oo ay too
Uurdoox Qaybtii 3aad W/Q Sh Cabdiraxmaan Shiikh Cumar
(February 3, 2012)
Mashruuca Islaamiga ee Soomaaliya Xaaladda Dunida Muslinka Allaa mahad leh, isagaan u cuskaneeynaa umuuraheenna oo dhan,waxaan rabaa qormadan in aan dib idinkugu celiyo todobaatameeyadii, sawir cadna
UURDOOX: Qaybta 5-aad W/Q Sheekh C/raxmaan Sheekh Cumar
(February 3, 2012)
Minisota:-Alloow Naga Aqbal Dadaalkeenna iyo Camalkeenna oo Raad Fiican naga reeb (aamiin). Qoraalladan ilaa iyo markaan billaabay waxaa isoo gujinaya xoog aanan garaneeyn  halka uu ka imanayo anigoo
Ogeysiis Fadlan ka qayb qaado Dhismaha Masjidka Quba ee dalka Holland
(February 3, 2012)
Holland: Waxaa si rasmi Dalka holland gaar ahaan caasimada Amsterdam looga hir gelin doonaa insha allaah masjid kii ugu horeeyey ee laga hirgeliyo Dalka holland oo somaalida dhisato masjidkaan ayaa wa