Gudoomiyihii xaafadda Israac ee magaalada Gaalkacyo oo caawa la dilay
(February 5, 2012)
Gaalkacyo:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay caawa ku dileen magaalada Gaalkacyo gudoomiyihii xaafadda Israac ee magaalada
Bandhig buugeed iyo Dhaqameed lagu qatabtay magaalada Malmo ee dalka Sweden(Masawiro)
(February 5, 2012)
Malmo:-Waxaa magaalada Maalmo lagu soo bandhigay bandhig buugeed iyo dhaqameed ay iska kaashadeen shirka Scansom Publishers iyo Uruurka  Hidde iyo Dhaqan. Bandhiga waxaa martigaliyey oo lagu dhigay x
Dowro diini ah oo lagu soo gabagabeeyey Masjidka Ramadaan ee magaalada Gaalkacyo
(February 5, 2012)
Gaalkacyo:-Masjidka Ramadan ee ku yaala xaafada Garsoor ee magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa lagu soo gabagabeeya Dawro diini oo halkaasi ka socotay mudo 10 cesho ah.Dawradan diiniga a
Dagaal xalay ka dhacay degmada luuq ee Gobolka Gedo
(February 5, 2012)
Luuq:-Waxaa xalay ka dhacay degmada Luuq ee gobolka Gedo dagaal u dhexeeya ciidanka DFKM iyo kuwa ururka Al-shabaab , dagaalka ayaa waxaa uu qarxay ka dib markii ciidamo ka tiran ururka Alshabaab ay d
Maxaa ka jira Eedeynta ay soomaali usoo jeedinayso dowladaha adduunka.
(February 5, 2012)
Leicester :-Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Ka dib dhammaan akhris tayaasha sharafta iyo qadarinta mudanoow iga gudooma