Been Abuurkii laga sameeyey Shiikh Maxamuud Shible oo daaha laga qaaday.(Cod + Video)
(February 7, 2012)
Shabakadda wararka Halgan.net ayaa ogaatay been abuur lagu sameeyey Shiikh.Maxamuud Shible iyada oo la soo googooyey muxaadaro uu ka jeedshay Shiikhu magaalada Garisa taas oo uu Shiikhu wacdigisa ku s
Dagaal Culus oo ka Qarxay Deegaanka Dalaayad ee Gobolka Jubada Hoose
(February 7, 2012)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose  ayaa sheegaya in goordhow uu dagaal aad u culus uu ka qarxay  deegaanka Dalaayad oo qiyaastii 25-km dhanka b
Dagaal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho
(February 7, 2012)
Waxaa xala ka dhacay degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho dagaal  u dhexeeyey ciidnka DFKM oo gacan ka hellaya kuwa AMISOM  iyo ciidanka Al-shabaab, agaalka ayaa qarxay ka dib markii fariisamo ay
Madaxweynaha Puntlland oo dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe
(February 7, 2012)
Madaxweynaha dowllada  Puntland Dr. Cabdiraxmaan Faroole ayaa maanta waxaa uu dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntlland,Madaxweynaha Puntland ayaa markii uu ka soo degay Ga