Qarax ka dhacay Hotel Muna ee magaalada Muqdisho
(February 8, 2012)
Gaari laga soo buuxiyey walxa qarxa ayaa  lagu weeraray Hotel Muna oo ku yaal xaafada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho. qarax ayaa dhawaqiisa waxaa laga maqlay xaafada Xamarweyne iyadoo dad badan ay
Ra’iisul Wasaaraha DFKM oo Kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub
(February 8, 2012)
Muqdisho, February 8, 2012----Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta Xafiis kiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub Alexander Rondes oo ay la socdeen Madaxa EU e
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay dagaalkii saaka ka dhacay Buuhoolde
(February 8, 2012)
Garoowe:-Madaxwaynaaha dowladda Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh.Maxamed Faroole ayaa maanta  xili uu khudbada ka jeedinayey xaflad loogu magacdaray daahfurey Dastuurka Puntland oo ka dhacday magaalada Ga
Iska horimaad hubeysan oo ka dhacay Xaafada Horumar ee magaalada Gaalkacyo
(February 8, 2012)
Gaalkacyo:-Iska horimaad  hubaysan ayaa saaka waxaa uu ka dhacay  xaafada Horumar  ee magaalada Gaalkacyo ee xarun ta Gobolka Mudug , iska horimaadka ayaa qarxay ka dib markii maleeshiyaad beeleed
Dagaal ka qarxay deegaanka Deegaanka Sool-Joogto oo 25 km u jirta degmada Buuhoodle
(February 8, 2012)
Buuhoodle:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Ceyn ayaa sheegaya in uu dagaal culus ka qarxay  Deegaanka Sool-Joogto ee duleedka Degmada Buuhoodle ka dib markii ay ciiamo
Culumada oo loo qaybiyo rabaaniyiin iyo Culumaa’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil Qaybtii-2-aad
(February 8, 2012)
Qormadii  hore waxaan uga hadalay sumada iyo calaamada lagu kala garto rabaaniyiin iyo culumaa’u suu, (culimada fiican iyo kuwa xun), ka dibna waxaan ka hadalay tilmaamaha rabaaniyiinta.Qormadaan w