Al-shabaab oo ku goodiyey in ay sii wadayaan weerarada ay la beegsanayaan xarumaha DFKM
(February 9, 2012)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay inay sii wadayso dagaalka iyo qaraxyada ay la beegsanayaa xarumaha DFKM iyo ciidanka AMISOM ka dib weerar is qarxin ah oo shalay lagu weeraray Baar Fatxi oo
Warsaxaafadeed Shirka Golaha Wasiirada ee DFKM oo kulan ku qaatay Muqdisho
(February 9, 2012)
Muqdisho:-Shirkii caadiga ahee ee golaha wasiirrada DKMG ah oo maanta uu shir-guddoominayay ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, C/weli Maxamed Cali ayaa looga hadlay arimaha amniga, laguna dhageystay war
Midowga Afrika oo sheegay in ay Mashaariic ka fulinayaan magaalada Muqdisho.
(February 9, 2012)
Muqdisho:-Ku Xigeenka Wakiilka Midowga Afrika u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Wafula Wamanyinyi ayaa maanta shirjaraa,id ku qabtay magaalada Muqdisho waxaana uu ka hadlay mashaariic ay Midowga Afrika