Hogaamiyaha Al-shabaab oo shaaciyey in ay ku biireen ururka Al-Qaa’icda
(February 10, 2012)
Hogaamiyaha ururka Al-Qaacid Dr Ayman Dawaahir ayaa shalay si rasmi ah u shaaciyey in ururka Al-shabaab ay ku biireen ururka Al-qaacid , Cajal lagu faafiyey barta Inter netka ee lagu qoro wararka Al-q
liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid oo saaka ku geeriyooday magaalada Boosaaso
(February 10, 2012)
Boosaaso:-Waxaa xalay ku dhintay  allaha u naxariistee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid ,Marxuunka Liibaan Yaasiin Cismaan Keenadiid ayaa maalmihii la soo
Wasiirada arrimaha dibedda ee dalalka IGAD oo Jabuuti shir uga furmayo maanta
(February 10, 2012)
Jabuuti:-Waxaa maanta si rasmi uga furmi doona magaalada Jabuuti Shir gaar oo yeelan doonaan wasiirrada arrimaha dibedda ee urur gobolleedka IGAD, waxaana shirkaas lagu falanqeyn doonaa arimaha Soomaa