Bishaaro Dhamaan akhristayaasha Shabakadda Wararka ee Halgan.net
(February 11, 2012)
London:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Akhristayaasha Halgan.net in lagu soo kordhin doono Halgan.net maalmaha soo socda Web TV Station kaas oo si Live ah u tabin doona Dham
Bidcada Mowliidka Sheekh Maxamed Cabdi Umal.(Video)
(February 11, 2012)
Nairobi:-Khudbadii Jimcaha ee shalay Masjidka Abuubakar Al-Sadiiq ayaa waxaa uu Sheekh Maxamed Cabdi Umal  uga hadlay khudbadii jimcaha Bidcada Mowliidka ama ixtifaalka ay suufiyada u sameeyaan wakht
Dagaal u dhexeeya Labo Maleeshiyo oo ka qarxay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan.
(February 11, 2012)
Hiiraan:-Waxaa saaka dagaal uu ku dhexmaray Xaafadda Howl-wadaag ee galbeedka magaalada Baladweyne 2 maleeshiyaad beelood oo wada dega magaalada Beled-weyne ee xarunta Gobolka Hiiraan, dagaalka saaka
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo u baqoolay magaalada Garoowe
(February 11, 2012)
Garoowe:-Madaxwaynaha DFKM Sh Shariif Sh Axmed ayaa lafilayaa saacadaha soo-socda inuu soo gaaro magaalada Garowe, ee xarunta Maamulka Puntland halkaas oo uu ka socdo shirka wadatshiga wajigiisii laba