Gaadiid ay leeyihiin ciidanka AMISOM oo ku jiiray is-goyska KM-4 wiil dhalinyaro ah
(February 12, 2012)
Muqdisho:-Gaari kuwa dagaalka ah oo ay wateen ciidanka AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa jiiray wiil dhalinyaro ah oo marayey is-goyska KM-4 ee magaalada Muqdisho, Ciidanka AMISOM ayaa markii
Hay’adda Samafalka Imaam Khumeyni oo ka bilaawdey shiicaynta dhalinta Soomaaliyeed
(February 12, 2012)
Muqdisho:-Xaalada uu marayo dalka Soomaaliya ayaa waxay sahashay in qolo walba ay ka adeegato waxaana baryahaan si weyn loogu arkay hay,ado badan oo kala duwan kuwaas oo leh ajandooyin u gaar ah waxaa
Xaaladda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo saaka degan
(February 12, 2012)
Hiiraan:-Xaaladda magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka waxaa laga dareemayaa deganaansho ka dib markii dagaal xooggan uu shalay ku dhexmaray gudaha magaalada B/weyne  labo malee
Xaaladii Ugu danbaysay ee Xariga Shiikh Ciise Dhoore iyo Shiikh Maxamed Khadar
(February 12, 2012)
Sidii aad la wada socoteen walaalayaal,waxaa in mudo ah ku xirnaa wadankan Maraykanka Imaamkii Masjidka Sandiego iyo walaalo kale oo ay kamid yihiin,Shiikh Ciise,walal basal iyo kuwo kale oo kamid aha
Xaaraantinimada in loo dabaaldego maalinta jaceylka W/Q Maxammed Ibraahim Cawad
(February 12, 2012)
London:-Mahad idaylkeed Allaah subxaanahu watacaalaa bay u sugnaatay, nabadgalayo iyo naxariisna ha gaadho rasuulkeenii Maxammed Calayhi salaatu wasalaam iyo inta raacday jidkiisii suubanaa ilaa maant