Nadwo diini ah oo loogu talagalay dhalinyarada oo ka dhacaysa Masjid Iqra
(February 13, 2012)
Waxaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Danmarka iyo Jaaliyaadka dibada ina ay jiro Nadwo diini ah oo loogu talagalay dhalin yara kana bixi doonta Masjidka Iqra ee magaalada
Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Uganda Oriemo Okello oo soo gaaray Muqdisho
(February 13, 2012)
Muqdisho:-Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arrimaha dibada ee dowlladda Uganda Oriemo Okello iyo Taliyaha ciidanka dalkaa Uganda Gen. Katumba Wamala ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada
Wasiirka amniga Puntlland Col. Khaliif Ciisa Mudan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe
(February 13, 2012)
Garoowe:-Wasiirka amniga dowllada Puntlland Col. Khaliif Ciisa Mudan oo maanta shir Jaraa.id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu sheegay in ciidamo ka tirsan Puntlland ay weerareen fariisamo ku
Banaanbax lagu taageerayo ku biiritaan Al-shabaab ururka Al-Qaacid oo ka socda degaanka Ceelasha Biyaha
(February 13, 2012)
Afgooye:-Banaanbax lagu taageeryo ka mid noqoshada ururkii Al-shabaab ay ka mid noqdeen ururka weynaha Al-Qaacid ayaa abaabulkiis waxaa xalay ilaa saaka uu ka socdaa duleed ka magaalada Muqdisho gaar