Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr Cabdiweli Gaas iyo wefdi uu hogaaminayo oo maanta gaaray magaalada Garoowe
(February 14, 2012)
Garowe:-Ra’iisul Wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ka kooban Wasiiro ayaa maanta si diiran loogu soo dhoweeyey magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland, iyadoo la filayo
Ra’iisul wasaaraha DFKM Dr.Cabdiweli Gaas iyo wafdi la socda oo u dhoofay Garoowe
(February 14, 2012)
Ra.iisul wasaaraha DFKM Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha  ee Aadan Cadde isagoo ku sii jeeda  magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntl
Dagaal u dhexeeya Ciidanka AMISOM iyo Al-shabaab oo ka socda duleedka magaalada Muqdisho
(February 14, 2012)
Afgooye: Dagaal u dhexeeya ciidanka AMISOM iyo ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa dhawaan ka qarxay duleedka magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka lagu magacaabo Sarkuusta iyo Jaamacadda Shabe
Dhaq dhaqaaq ciidan oo saaaka laga dareemayo duleedka magaalada Muqdisho
(February 14, 2012)
Muqdisho:-Wararka saaka naga soo gaaraya saaka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaq ciidan laga dareemayo duleedka magaalada Muqdisho waxaana soo dhoobtay difaacayda ciidamada AMISOM ciidam