Golaha Wasiirada ee DFKM oo maanta kulmay iyo Warsaxaafadeed laga soo saaray
(February 16, 2012)
Muqdisho:-Shirkii caadiga ahee ee Golaha Wasiirada ayaa maanta waxaa shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xuseen Carab Ciise, waxaana looga hadlay arimaha amniga, warbixin laga
Live ula soco Duruusta Masjid Tawfiiq ee magaalada Oslo Sheekh Dr.Cali Saalax
(February 16, 2012)
Norway:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan walaalihii ku taxnaa casharada Sheekh Dr Cali Saalax ee ka bixi jiray masjid ka Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway in si live ah uga socon Doono We
Shirkii wadatashiga ee ka socday magaalada Garoowe oo hakad uu ku yimid
(February 16, 2012)
Garoowe:-Waxaa maanta hakad uu ku yimid wajiga labaad ee shirka wadatshiga ee ka socda magaalada Garoowe, ka dib markii ergada ka qeybgaleysa shirka ay isku afgaran waayeen qodobbada shirka lagaga ha
Alla Sheekadu macaanaa. W/Q: Maxamed Nuur Shire
(February 16, 2012)
Siyaabaha dadku isugu imaan karaan oo sheeko ku  wadaagi karaan ma ahan mid sharraxaad u baahan. Waxaa jira dad sheeko wadaag ah oo ay isugu baxdo, waxaa kale oo jira dad isku cusub oo fadhi uu kulmi