Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo oo ka dhoofay Hargeysa
(February 18, 2012)
Hargeysa:-Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamuud Siilaanyo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u boqoolay magaalada London, si uu uga qeyb galo shirka lagu gorfeyn doono arimaha Soomaaliya kaas oo
Nuqul ka mid ah hishiiskii xalay lagu gaaray magaalada Garoowe
(February 18, 2012)
Shir loogu magacdara shirka wadatashiga wajigiisii labaad  Garoowe 2 oo xalay lagu soo afmeeray magaalada Garoowe ayaa waxaa madaxdii ka qabgashay oo kja koobnaa DFKM , Gal-mudug Puntlland iyo Ahlusu
Ciidamada nabad sugidda ee DFKM oo qabtay gaari laga soo buuxshay walxaha qarxa
(February 18, 2012)
Muqdisho:-Ciidamada nabad sugidda ee DFKM  ayaa maanta ku qabtay magaalada Muqdisho  gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa iyo ninkii waday waxaana lagu qabtay gaariga isgoyska KM-4.Taliyaha ciidan
Madaxdii DFKM ee ka qayb galay shirka Garoowe oo u duulay magaalada Muqdisho
(February 18, 2012)
Garoowe:-Waxaa dhawaan ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee Garoowe  wafdi ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha DFKM Sh.Shariif iyo Ra.iisul wasaaraha DFKM Dr Cabdi weli Gaas , wufuudaas ayaa waxaa ay ka
Shirkii ka socday magaalada Garoowe oo caawa saq dhexe la soo afmeeray iyo hishiis la kala saxiixday
(February 18, 2012)
Garoowe:-Shirkii Dastuur u sameynta Soomaaliya ee loogu magac daray Garowe2 isla markaana magaalada Garoowe ka soconayay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay ayaa caawa saq dhexe la soo gabogabeeyey iy