Culimo’udiinka iyo masuuliyiinta rugta ganacsiga Boosaaso oo lacag tabarucaad ah guraya
(February 19, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maalmahaan ka socda magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga Gobolka Bari lacag aruurin ay wadaan culimada , wax garadka iyo masuuliyiinta rugta ganacsiga iyo warshadaha Puntlland iyado
Wasiirka Horumarinta iyo xariirka Caalamiga ee dalka Norway oo Muqdisho soo gaaray
(February 19, 2012)
Muqdisho:-Wafdiga oo uu hogaaminayay Wasiirka Horumarinta iyo xariirka Caalamiga ah ee Dowladda  Norway Erik Solheim ayaa saaka soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana uu kulan  la qaatay madaxweynaha
Ciidamo ka tirsan dalka Itoobiya oo ku soo qulqulaya deegaano ka tirsan Bay iyo Bakool
(February 19, 2012)
Baydhabo:-Xiisad iyo dhaqdhaqaaq ciidan ayaa saaka waxaa laga dareemayaa Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, halkaa oo ay ku soo wajahan yihiin ciidamo itoobiyaan ah oo ay weheliyaan kuwa DFKM sida a
Badbaadada Adduun iyo Aakhiro Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah(Daawo)
(February 19, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo ka mid ah culumada Soomaaliyeed ee sida weyn looga yaqaan dalka gudahiisa iyo dibadiisa ayaa khudbadiisii Jimcaha wuxuu si wanaagsan uga hadlay Badbaadada Adduun