Dhagaha ONLF ma laydhay u daloolaan mise laabta ?
(February 20, 2012)
Arar:-Ayaamihii hore ee dawladii kacaanka waxyaabihii degmooyinka sida deg-degga ah looga hirgeliyay waxaa ka mid ahaa golayaashii hanuuninta. Golayaashaas ayaa badiyaa lagu qabanjiray kulamada
Ma Doorashaa Danbi ah mise Tasduurka ? Qeybtii 1aad.
(February 20, 2012)
Labadan erey waxay noqdeen kuwa la shareysto gaar ahaan kooxaha diinta, ilaa gaarkood ku tilmaamay gaalnimo inkastoo ay kala culus yihiin, bal aan mid mid isu dutaagno si aan u ogaano waxay wadaadadu
Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo gaaray dalka Jabuuti
(February 20, 2012)
Jabuuti:-Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti  Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa ay u sii gudbi doona
Al-Qaflah iyo Daaweynteeda Sheekh Dr Cali Salaax (Dhageyso)
(February 20, 2012)
Oslo:-Waxaa shalay Masjidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway muxaadaro qiimo leh ka jeedshay Sheekh Dr.Cali Saalax wuxuuna ka hadlay Qaflada iyo daaweyteeda taas oo in badan oo ina
Ra’iisul Wasaaraha DFKM Prof Abdiweli Mohamed Ali oo soo gaaray Brussels
(February 20, 2012)
Brussels:-Ra'iisul Wasaaraha DFKM  ayaa waxaa booqasho rasmi ah oo labo cisho ah uga bilaabaneysaa magaalada Brussels ee dalka Belgium oo xarun u ah Midowga Yurub (EU).  Ra'iisul Wasaaraha DFKM