Ciidamada Itoobiya ee qabsaday magaalada B/weyne oo la weeraray
(February 21, 2012)
Hiiraan:-Ciidamada dalka Itoobiya ee ku habsaday magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa maanta waxaa loo geystay weerar xilli ay marayeen Xaafadda Xaawo Taako waxaana weerarkaas loo adeegsa
Qarax ka dhacay Degmada Berdaale oo 55 u jirta magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay
(February 21, 2012)
Ceelbarde:-Wararka naga soo gaaraya Degaanka Berdaale  ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in qarax miino uu ka dhacay duleedka Berdaale waxaana  ku dhintay ugu yaraan lix qof halka 10 in ka badan ay ku d
Waa maxay Ujeedadda rasmiga ah ee ka danbaysa in lagu been abuurto culimada Qeybtii koowaad.(warbixin cod)
(February 21, 2012)
Boosaaso:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay ilaa iyo intii dilka foosha xumaa loogu geystay magaalada Boosaaso  Allaha u naxariistee Sh.Dr Axmed Xaaji Cabdiraxmaan ayaa culimada ku nool mandiqadaas ay q
Shirka London iyo Qorshaha Gumaysiga W/Q: Sh.Maxamed Sh/Cabdiraxmaan Kaariye
(February 21, 2012)
Minisota:-Waxay ila tahay in qof walba  oo si guud u danaynaya danaha ummadda Islaamka ama si  gaara uga fakiraya baylahda shacabka Soomaaliyeed inuu u dhag taagayo waxa ka soo bixi doona Shirka Lon
R/W DFKM oo kulamo la qaatay ACP iyo mas’uuliyiinta Belgium(Warsaxaafadeed)
(February 21, 2012)
Belgium:-Ra'iisul Wasaaraha DFKM Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga Brussels si uu kulamo ula qaato mas'uuliyiinta Midowga Yurub ayaa Isniintii kulamo kala duwan la qaatay ma'uuli
Madaxweynaha Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole oo lagu soo dhaweeyey London
(February 21, 2012)
London:-Wafdi ka socda Dowladda Puntland uuna hogaaminayey Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud ayaa xalay [20 Feb 2012] ka soo degay Magaalada London halkaasoo loogu balansanyahay in