Ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM oo qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay
(February 22, 2012)
Baydhabo:-Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwa Soomali ah oo la socda ayaa saaka qabsaday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ka dib markii xalay ay magaalada si nabadgelyo ah uga baxeen ciidankii Al-
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKM oo qabsaday degmada Bardaale
(February 22, 2012)
Baydhabo:-Ciidamada dalka Itoobiya oo bari taaraya kuwa DFKM ayaa saaka qabsaday degmada Bardaale  ka dib markii ay shalay ciidamada al-Shabaab baneeyeen deegaanadaYurkud  iyo bohol Bashiir iyo Bard
Ogeysiis Mutamarka Dhalinyarada reer Danmark oo ka bilaaban doona magaalada Odense
(February 22, 2012)
Waxaan lagu wargelinayaa bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Danmarka iyo Jaaliyaadka dibada ina ay jiro Nadwo diini ah oo loogu talagalay dhalin yara kana bixi doonta Masjidka Iqra ee magaalada