Culumada oo loo qaybiyo Rabaaniyiin iyo Culuma’usuu waa kalmad xaq ah oo loola jeedo baadil: Qaybtii 3-aad‏
(February 24, 2012)
Akhristoow qoraaladii hore waxaan uga soo hadalnay tilmaamaha culumada rabaaniyiinta iyo culumaa’usuu, waxaad u jeedaa maanta dad aan garan karin xaqa culumada inay ku xukumeen culumadii lagu bartay
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa DFKM oo dad ku xirxiray magaalada Baydhabo
(February 24, 2012)
Baydhabo:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay ayaa sheegaya in ciidanka Itoobiya iyo kuwa DFKM ay dad ka qabqabteen gudaha magaalada Baydhabo ka dib howlgalo ay ka
Nimcmada Islaamka Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka 6st Sh Maxamed Cabdi Umal
(February 24, 2012)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta waxaa uu khudbadii jimacaha ee Masjidka Abubakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi uga hadlay Nicmatul Islaam waxaana uu Sheekha Maxamed ku dheeraaday waana
Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabatay Masjidka al-Huda ee magaalada Hargeysa
(February 24, 2012)
Hargeysa:Waxaa caawa si rasmi ugu bilaawday Masjidka Al-Huda ee magaalada Hargeys ee xarunta Maamulka S/land nadwo diini ah kaas oo ay ka soo qeyb galeen culumo kala duwan waxaana nadwada cinwaan loog
Diyaarado dagaal oo duqeeyey degaanka ka tirsan Gobolka Sh Hoose
(February 24, 2012)
Afgooye:  Wararka naga soo gaaray magaalada Afgooye  ayaa sheegay in diyaarado laga leeyahay reer Galbeedka in ay duqeyn la bartilmaamsadeen gaari  marayey degaanka Nr 60 ee Gobolka Sh Hoose. diyaa