Guddoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Tigey iyo wafdi la socda oo gaaray degmada Jariiban
(February 26, 2012)
Jariiban:-Guddoomiyaha gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac (Tigey) iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay booqasho ku joogaa degmada Jariiban ee gobolka Mudug waxaana uu kulamo gooni gooni ah uu la
Bayaankii Jamaacada Al-Ictisaam ay ka soo saareen shir ugu soo gabagaboobay magaalada Hargeysa(Akhriso)
(February 26, 2012)
Hargeysa:-Waxaa maalmihii la soo dhaafay gaaray magaalada Hargeysa culimo fara badan oo ka kala yimid gudaha dalka Soomaaliya iyo dibadiisa culimadas oo nadawaad iyo muxaadaro kale duwan ka jeediyey M
Madaxweynaha DFKM Shariif Sheekh Ahmed oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(February 26, 2012)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Sheikh Shariif Sheikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii ay ka soo qeybgaleen Shirkii lagu qabtay magaalada Lond
Jaamacadda ESU QARDHO oo lagu qabtay qeybtii labaad ee Bandhig Cilmi Baaris(Sawiro)
(February 26, 2012)
Qardho:-Iydoo dhawaan si rasmi ah Jaamacdda Bariga Soomaaliya ay u daah furtay barnaamij bandhiga cilmi baaris oo la doonayo in arday Jaamacadda iyo weliba dadka aqoonyahanka ah ay baaritaan ku sameey
Joornaalka guardian oo kashifay danta dowlada Britain ee ka leedahay dalka Soomaaliya
(February 26, 2012)
London:-Joornaalka Guardian oo ka mid ah Joornaalada ugu waaweyn ee dalka Britain ayaa waxaa uu daboolka ka qaaday danta ay dowlada ingiriiska ka leedahay Soomaaliya waxaana uu daboolka ka qaaday in a