Ciidamada Itoobiya ee qabsaday magaalada B/weyne oo la weeraray

February 21, 2012 - Written by

Hiiraan:-Ciidamada dalka Itoobiya ee ku habsaday magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa maanta waxaa loo geystay weerar xilli ay marayeen Xaafadda Xaawo Taako waxaana weerarkaas loo adeegsaday miinada meelaha fog laga hago waxaana soo gaaray ciidamada Itoobiya khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac. Mid ka mid ah ducaada ku sugan magaalada B/weyne ayaa u sheegay Halgan.net in qarax saaka uu khasaaro gaarsiiyey ciidamada Itoobiya ka dibna ay ku qamaameen dadkii shacabka ahaa oo ay qaar ka mid ah xireen waloow aan la aqoon tirada rasmiga ah ay xireen .

Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafadda Xaawo Taako .Qaraxa ka dib ayaa ciidamada itoobiya waxay xireen isku socodka magaalada waxay gooyeen geed ay uga shakiyeen in la dhigay miino kale .

A/Cawale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
February 2012
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
272829  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online